Beeciye apk

Beeciye Android 用の


- REQUIRES ANDROID | カテゴリ: Shopping

評価 5 から 1 投票 | $ Free


新着情報 Beeciye v1.0.1


Waa maxay adeega Beeciye? Beeciye waa adeeg casri ah oo leh website iyo mobile APP oo ay kuu keentay shirkadda Tabaarak ICT Solutions. •Waa suuq ay ku kulmayaan dadka wax iibinaya iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo wax iibinaya, sida guryaha, gawaadhida, dharka ,alaabta celiska ah iyo kuwa cusub,xoolaha, IWM. waxa uu galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye. •Supermarket-yada, hotel-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha iyo qof kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye. •Waa isku xidhaha dalka iyo dibadda iyo soo dhoweeyaha alaab aad in badan raadin lahayd. Muxuu gooni la yahay? •Si fudud iskaga diinwaan geli ama ku gal facebook ama Google account-gaaga. •Ku xidhnoow iibiyaha aad dooneysid alaabihiisa si aad ula socoto dhaqdhaqaaqa alaabihiisa. •Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo. •Waxa uu leeyahay kala bedelasho alaab •Waa suuq aad alaabtaada ku soo bandhigan karto. •Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta aad ka heshay. •Raadin fudud iyo masaafo kooban. Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada •Waa lacag la,aan •Waqtiga ayuu kuu beekhaaminaa •Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha aad dooneyso. •Si fudud ayaa isaga iibin kartaa alaabahaada. •Macaamiil badan oo meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa Sidee loo isticmaalaa? •Kala soo deg play store adiga oo ku qoraaya Beeciye •Sameeyso username and password ama ku gal Facebook account ama Google account •Markii aad soo gasho waxaad awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir hore soo galinaya sidoo kale waxaa awood u leedahay inaad aragto badeecado horay loo soo galiyay adiga toos ula xariiri kara qofka iska leh Waxaa arki doona alaabta aad soo galisay malaayin qof oo macaamiil ah.


  • 発売日: 2024-11-13
  • 現在のバージョン: 1.0.1
  • ファイルサイズ: 68.81 MB
  • 開発者: TABAARAK ICT SOLUTIONS

Beeciye Beeciye Beeciye Beeciye

Beeciye APK の設定方法:

APK (Android パッケージ キット) ファイルは、Android アプリの生のファイルです。4 つの簡単な手順で beeciye.apk ファイルを携帯電話にインストールする方法を学びます:

  1. ダウンロード ミラーのいずれかを使用して、beeciye .apk をデバイスにダウンロードします。
  2. デバイスでサードパーティ (Play ストア以外) アプリを許可する: メニュー » 設定 » セキュリティ » に移動します。「不明なソース」 をクリックします。ブラウザまたはファイル マネージャーによる APK のインストールを許可するよう求められます。
  3. beeciye.apk ファイルを見つけてクリックしてインストールします。画面に表示されるすべてのプロンプトを読み、それに応じて 「はい」 または「いいえ」をクリックします。
  4. インストール後、Beeciye アプリがデバイスのホーム画面に表示されます。

Beeciye APK は安全ですか?

はい。Beeciye APK を入手するための最も安全な Apk ダウンロード ミラーを提供しています。




ダウンロード ソースのダウンロード

ソースのダウンロード: ダウンロード Android 用の

iTunesで: Free iTunesで


Beeciye のようなアプリ - Beeciye




より多く TABAARAK ICT SOLUTIONS