Quraan (Holy Quran in Somali) apk

Quraan (Holy Quran in Somali) para Android


- REQUIRES ANDROID | Categoría: Book

Calificación de 0 Votos | $ Gratis



Quraan (Holy Quran in Somali) Capturas de pantalla

→ → → → →


Descargar e instalar APK en Android


Cómo configurar Quraan (Holy Quran in Somali) APK:

Los archivos APK (Android Package Kit) son los archivos sin procesar de una aplicación de Android. Aprende a instalar quraan-holy-quran-in-somali.apk archivo en tu teléfono en 4 sencillos pasos:

  1. Descargue quraan-holy-quran-in-somali.apk en su dispositivo usando cualquiera de nuestros espejos de descarga.
  2. Permitir aplicaciones de terceros (que no sean Play Store) en su dispositivo: vaya al menú » Ajustes » Seguridad » . Haga clic en "Fuentes desconocidas". se le pedirá que permita que su navegador o administrador de archivos instale APK.
  3. Ubique el archivo quraan-holy-quran-in-somali.apk y haga clic en Instalar: lea todas las indicaciones en pantalla y haga clic en "Sí" o "No" según corresponda.
  4. Después de la instalación, la aplicación Quraan (Holy Quran in Somali) aparecerá en la pantalla de inicio de su dispositivo.

¿Es Quraan (Holy Quran in Somali) APK seguro?

Sí. Proporcionamos algunos de los espejos de descarga de Apk más seguros para obtener el apk Quraan (Holy Quran in Somali).



Quraan (Holy Quran in Somali) v1.2 APK Descargar Espejos



Qué hay de nuevo? v1.2


  • Fecha de lanzamiento: 2024-07-08
  • Versión actual: 1.2
  • Tamaño del archivo: 8.21 MB
  • Desarrollador: Tatsiana Shukalovich
  • Compatibilidad: Requiere iOS 7.0 o posterior. y Android KitKat 4.4, Lollipop 5.0, Marshmallow 6.0, Nougat 7.0, Oreo 8.0, Android Pie 9.0, Quince Tart 10, Red velvet cake 11, Snow cone 12 o más tarde versiones


11 detalles sobre Quraan (Holy Quran in Somali)


1. Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagu magacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad, xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray ("tanziil").

2. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday.

3. Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa).

4. Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

5. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed, isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyo iftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda.

6. Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha.

7. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

8. Ereyga quraan waxaa kitaabka Quraan laga dhex helaa 70 jeer, kuwaasi oo qaarkood yihiin ficil (verb) iyo magac (noun) ah qaraa (ﻗﺮﺃ) oo macnaheedu tahay "akhriyey" ama "la akhriyey".

9. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

10. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

11. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha.


Mirror 1: : Descargar APK



Quraan (Holy Quran in Somali) Aplicaciones como Quraan (Holy Quran in Somali)




Más apli por Tatsiana Shukalovich