6 detalles sobre Quraan (Holy Quran in Somali)
1. Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagu magacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad, xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray ("tanziil").
2. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday.
3. Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa).
4. Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
5. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed, isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyo iftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda.
6. Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha.
Cómo configurar Quraan (Holy Quran in Somali) APK:
Los archivos APK (Android Package Kit) son los archivos sin procesar de una aplicación de Android. Aprende a instalar quraan-holy-quran-in-somali.apk archivo en tu teléfono en 4 sencillos pasos:
- Descargue quraan-holy-quran-in-somali.apk en su dispositivo usando cualquiera de nuestros espejos de descarga.
- Permitir aplicaciones de terceros (que no sean Play Store) en su dispositivo: vaya al menú » Ajustes » Seguridad » . Haga clic en "Fuentes desconocidas". se le pedirá que permita que su navegador o administrador de archivos instale APK.
- Ubique el archivo quraan-holy-quran-in-somali.apk y haga clic en Instalar: lea todas las indicaciones en pantalla y haga clic en "Sí" o "No" según corresponda.
- Después de la instalación, la aplicación Quraan (Holy Quran in Somali) aparecerá en la pantalla de inicio de su dispositivo.
¿Es Quraan (Holy Quran in Somali) APK seguro?
Sí. Proporcionamos algunos de los espejos de descarga de Apk más seguros para obtener el apk Quraan (Holy Quran in Somali).